Barnaamijka Madasha Qurbajoogga

Mid kamida barnaamijkii doorka qurbajooga:
barnaamijkan o ay si toos ah usoo diyaariso hay’ada qurbajooga Somaliland, ayaaa waxa ay hay’adu uGu talo gashay in dadka reer Somaliland ee qurbaha ku nooli ay dalkooda hooyo kusoo hirtaan, isla markaana ay arkaan tusaalooyin iyo maalgelin ay sameeyeen muwaadiniin wadankooda aaaminay oo jeclaaday.

daawasho



Leave a Reply